Skip to main content

Posts

cunnoooyinka subaxdi ugu wanaagsan

  Quraac caafimaad leh Cuntooyinka quraacda loo istacmaalo kuwa ugu wanaagsan waxa ka mid ah boorashka ama mushaariga ka sameeysan qam adiga, haruurka,sareenka,baasta iyo waxa lamid ah. .       Quraac Caafimaad leh    Istaacmaalka joogtada ah ee boorashku waxaawaxay caawisa ilaalinta hab-dhiska dheefshiidka caafimaadka leh iyada oo ka hortagaysa calool-istaagga,waxa ayna sare u qaada socodka saxarada caadiga ah. Boorashku waxa sidookale hodan ku ah nafaqooyinka yaryar sida fitaminE,folates,zinc,iron,manganese,selenium,carotenoids, betaine, amino acids,phyticacidsiyo lignins.Nafaqooyinkaas oo aad iyo aad waxtar uleh jirka.waxaa aay xoojiyaan difaaca jirka iyo dayactirka unugyada dhintay.