for us to get fit and strong, we need a balance diet. Maintaining a well balanced food boosts our immunity and give out body the ability to defend against the invading microorganism. A well balanced food supports the mental and physical well-being reducing the risks of chronic illnesses.in other hand lack of balanced diet causes reduces body performance both physically and mentally and moreover increasing the risks of chronic illness. Here is a well prepared timetable to schedule your meals to improve healthy eating habits. DAYS BREAKFAST LUNCH DINNER SUNDAY Coffee,cake egg Roasted chicken,rice,avocado drink Porridge and milk MONDAY Tea,Chapatti with beans,potatoe,tomato,kale. Maize with beans Banana.apple,mango TUESDAY Coffee,injera, fish Soghum with beans Dates,milk WEDNESDAY Tea,egg,chapatti ...
Waxa aaynu u baahannahay inaan helno talooyin caafimaad dhanka cunnada,cabitaanka,nadaafadda iyo waliba dhoowr arimood oo quseeya noolol maalmeedka. sida darteen bostigaan wuxuu kuu faa'iideeyn doona doorarka muhiimka uu baamiyaha ka qaadanaayo jirkeena. Faa'iidooyinka caafimaad ee baamiyaha. Wuxuu xoojiya lafaha: baamiyaha wuxuu leeyahay Calcium taas oo xoojineeyso lafaha iyo murqaha. Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka:baamiyaha wuxuu leeyahay maadooyinka sida magniisiyam,fooleed(folate), vitamin A, vitamin C iyo Vitamin K1 . Kuwaas oo taageero hooyada uurka ah sidookale shaqsiga la xanuunsan cudurka sonkarta. Wuxuu yareeya dufanka beerka: baamiyaha wuxuu dhuuqa dufanka beerka. Wuxuu uroonyahay dheefshiidka sida darteed waxa laga hela caafimaad weeyn. Wuxuu u roonyahay isgooysyada: baamiyaha wuxuu kordhiyaa dheecaannada isgo...