Waxa aaynu u baahannahay inaan helno talooyin caafimaad dhanka cunnada,cabitaanka,nadaafadda iyo waliba dhoowr arimood oo quseeya noolol maalmeedka. sida darteen bostigaan wuxuu kuu faa'iideeyn doona doorarka muhiimka uu baamiyaha ka qaadanaayo jirkeena.
Faa'iidooyinka caafimaad ee baamiyaha.
- Wuxuu xoojiya lafaha: baamiyaha wuxuu leeyahay Calcium taas oo xoojineeyso lafaha iyo murqaha.
- Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka:baamiyaha wuxuu leeyahay maadooyinka sida magniisiyam,fooleed(folate), vitamin A, vitamin C iyo Vitamin K1 . Kuwaas oo taageero hooyada uurka ah sidookale shaqsiga la xanuunsan cudurka sonkarta.
- Wuxuu yareeya dufanka beerka: baamiyaha wuxuu dhuuqa dufanka beerka.
- Wuxuu uroonyahay dheefshiidka sida darteed waxa laga hela caafimaad weeyn.
- Wuxuu u roonyahay isgooysyada: baamiyaha wuxuu kordhiyaa dheecaannada isgooysyada loo yaqaanno synovial fluids sidaa darteed wuxu la dagaalama xanuunyada isgooysyada ku dhaca.
https://www.blogger.com/blog/posts/3263343247541133768

Comments