Skip to main content

Posts

Faa'iidooyinka caafimaad ee baamiyaha.

  Waxa aaynu u baahannahay inaan helno talooyin caafimaad dhanka cunnada,cabitaanka,nadaafadda iyo waliba dhoowr arimood oo quseeya noolol maalmeedka. sida darteen bostigaan wuxuu kuu faa'iideeyn doona doorarka muhiimka uu baamiyaha  ka qaadanaayo jirkeena.   Faa'iidooyinka caafimaad ee baamiyaha.  Wuxuu xoojiya lafaha: baamiyaha wuxuu leeyahay Calcium taas oo xoojineeyso lafaha iyo murqaha.                                       Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka:baamiyaha wuxuu leeyahay maadooyinka sida magniisiyam,fooleed(folate), vitamin A, vitamin C iyo Vitamin K1 . Kuwaas oo taageero hooyada uurka ah sidookale shaqsiga la xanuunsan cudurka sonkarta. Wuxuu yareeya dufanka beerka: baamiyaha wuxuu dhuuqa dufanka beerka. Wuxuu  uroonyahay dheefshiidka sida darteed waxa laga hela caafimaad weeyn. Wuxuu u roonyahay isgooysyada: baamiyaha wuxuu kordhiyaa dheecaannada isgo...

cunnoooyinka subaxdi ugu wanaagsan

  Quraac caafimaad leh Cuntooyinka quraacda loo istacmaalo kuwa ugu wanaagsan waxa ka mid ah boorashka ama mushaariga ka sameeysan qam adiga, haruurka,sareenka,baasta iyo waxa lamid ah. .       Quraac Caafimaad leh    Istaacmaalka joogtada ah ee boorashku waxaawaxay caawisa ilaalinta hab-dhiska dheefshiidka caafimaadka leh iyada oo ka hortagaysa calool-istaagga,waxa ayna sare u qaada socodka saxarada caadiga ah. Boorashku waxa sidookale hodan ku ah nafaqooyinka yaryar sida fitaminE,folates,zinc,iron,manganese,selenium,carotenoids, betaine, amino acids,phyticacidsiyo lignins.Nafaqooyinkaas oo aad iyo aad waxtar uleh jirka.waxaa aay xoojiyaan difaaca jirka iyo dayactirka unugyada dhintay.